Muxuu Cali Guudlaawe ku soo arkay Isbitaalka degmada Aadan Yabaal (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta kormeer ku tagay Iisbitaalka guud ee Degmada Aadan-Yabaal . Madaxweynaha ayaa sheegay in al-shabaab cadow ku ahaayeen nolosha iyo horumarka bulshada iyagoo burburshay goobihii caafimaadka, waxbarashada, ceelashii biyaha, dugsiyadii qur’aanka iyo masaajidada sida uu sheegay. Cali Guudlaawe ayaa sheegay … Continue reading Muxuu Cali Guudlaawe ku soo arkay Isbitaalka degmada Aadan Yabaal (Sawirro)